Mashruuc Dib loogu dhisayo Muqdisho oo maanta la Daah furay (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah-furay wajiga 1-aad ee mashruuca dib u dhiska magaalada Muqdisho oo ay maal gelinayso Dawladda Jarmalka. Wajiga koowaad ee Mashruucan oo ku bilaaban doonaa dhismaha 19 waddo oo laga hirgelin doono Degmooyinka Xamerweyne, Shingaani, Cabdicasiis, Xamar-jajab, Hawlwadaag, Boondheere, Warta Nabada iyo barnaamijyo qeyb … Continue reading Mashruuc Dib loogu dhisayo Muqdisho oo maanta la Daah furay (Daawo Sawirro)